Ciidanka Xoogga Dalka oo Hawlgalo ka wada Sh. Dhexe

Wararka Maanta

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa howlgalo qorsheeysan kawada deegaano katirsan gobolka Shabeelaha dhexe.

Howlgalkan ayaa waxaa hogaaminaya Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Jeneraaal Odawaa Yuusuf Raage, waxaana Ciidanku saacadihii ugu dambeeyey la wareegeen Deegaanada War dhagax, war ciise, Gaal-leef, Qoor dheere, jilable iyo Cali Fooldheere, kuwaasi oo ay joogeen Al-Shabaab.

Alshabaab ayaa muddooyinkii ugu dambeeyey culeys ciidan saaray deegaanada Dowlad goboleedka Hirshabeelle.