CabdiSaabir Nuur Shuuriye oo ku guuleystay Kursiga Saleebaan/Heysow
Waxaa goordhow kusoo gabangaboobay magaalada Cadaado doorashada kursiga 30-aad Beesha Saleebaan/Heysow, waxaana u sharaxnaa musharixiinta kala ah: CabdiSaabir Nuur Shuuriye Cabdulqaadir Cali Cumar Cali Sheekhdoon Cabdi Waxaana ku guuleystay Cabdi Saabir Nuur Shuuriye oo helay 45 cod, Sheekh Cabdulqaadir Cali Cumar goobta wuu ka maqnaa, Cali Sheelhdoon Cabdi waa tanaasulay. Kursigan ayaa noqonayaa kursigii ugu […]
Continue Reading