Facaa iska celi iyo Fowdeynta dastuurka ka fiirsada! WQ: Axmed Guutaale

Dastuurka kmg ah iyo hannaanka billowga ah ee Federaalnimadu, waxa ay wajahayaan fowdo siyaasadeed, madaxda dowlad-goboleedyadu waxa ay u dhaqmayaan sida in aan ficilkoodu yeelan doonan raad iyo saameyn qarameed. Falcelinta go’aanka ay dowladda Soomaaliya ku hakisay, duulimaadka Qaadka Kenya, u soo dhoofiso Soomaaliya ayaa soo shaac bixiyey faham xumida Dastuurka iyo habka Federaalka ee […]

Continue Reading

Sirdoon isma Sheego… W/Qorey: Yuusuf Garaad

Waa sheeko dhexmartay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo saaxiibkiis Sergei Roldugin oo ay isla soo koreen. Putin wuxuu ahaa sarkaal ah Gaashaanle Dhexe oo ka tirsan hey’addii sirta ee Midowga Soofiyeeti, KGB. Midowga Soofiyeeti wuxuu burburay December 1991. Wuxuu isu beddelay 15 dal oo kala madax bannaan oo uu Ruushku ugu quwad weyn yahay. Sidoo kale […]

Continue Reading

Faallo: Wajiyo Kala Duwan & Aragtiyo Isku Mid Ah !

Billaabashada ole olaha doorashooyinka madaxtinimo waxa uu ka dhigan yahay soo if bixidda aragtiyo iyo hiraallo kala duwan oo cod bixiyayaasha shacabka sida dadban u matalaya siiya xulashooyin ay ku kala doortaan murshaxiinta u taagan xilka madaxwenaha Soomaaliya hogaamin doona Afarta sano ee soo socota. Caqabadda ugu weyn ee murashaxa madaxtinimo qabsan doonta ayaa ah […]

Continue Reading

Daalnaye Maxaa Inoo Dan Ah?

Waxaan joognaa qarnigii kow iyo labaatanaad, waa waqti dunidu horey u tilaabsatay oo inta dayaxa la tagay meeraayasha ka baxsan koonkeena tartan loogu jiro sidii guryo looga dhisan lahaa. Waa qarni dhankastoo la eegaba bulshada caalamku horey u mareen, hadey noqoto caafimaadka, cilmiga, dhaqaalaha iyo guud ahaan nidaamka nololeed ee bani’aadamka. Hase ahaatee, qarnigan la […]

Continue Reading

Waddada Wadnaha W/Q: Cabdulqaadir Cali Axmed

Muqdisho oo ah magaalo ay soo daashadeen dagaallo iyo burbur lixaad leh, ayaa waxay waysay dhammaan kaabayaashii dhaqaalaha iyo laf dhabarkii nolosha dadka. Waxaa arrin aad loogu riyaaqo ah, in ay Muqdisho dib u soo kabaneyso, uuna ka socdo dib u shis ballaaran, caasimaddu dhan kasta way ka dhismeysaa; ganacsigu wuu dhaqaaqay, dhismayaal waaweyn oo […]

Continue Reading

Yusuf Garaad: Heesta Qooto Qooto waa sarbeeb Banaaddiri ah oo sarreysa

Heesta Qooto Qooto waa sarbeeb Banaaddiri ah oo sarreysa. Waa sarbeeb haddana erayadeeda qaarkood waa ay qayaxan yihiin. Beryahaan waxay dhex wareegeysaa dhallinyarada oo hees ahaan u jecleystay iyo dad aan qaarkood heesaha sidaa u dhegeysan laakiin uu macnaheedu taabtay. Arrimaha ay heestu ka hadleyso waxaa ka mid ah  nooc qurbo-joog ah, nooc kale oo […]

Continue Reading