Henrikh Mkhitaryan Oo Ku Dhawaaday Inuu Ku Biiro Liverpool Laakiin Waxaa Ka Hor Istaagay Jurgen Klopp

xidiga khadka dhexe ee kooxda Manchester United Henrikh Mkhitaryan ayaa shaaca ka qaaday inuu ku dhawaaday inuu ku biiro Liverpool markii uu macalin ka ahaa tababare Brendan Rodgers. 27-sano jirkaan oo qeyb ka ah kooxda kaga hortagayso naadiga  Merseyside garoonka  Old Trafford maanta, ayaa diirada u saarnaa tababarihii hore Reds  markii uu joogay Shakhtar Donetsk. si kastaba ha ahaate, Jurgen Klopp […]

Continue Reading

Wolfsburg Oo Xaqiijisay In Julian Draxler Uu Ku Biiraayo Paris Saint-Germain

Wolfsburg ayaa xaqiijisay in ciyaaryahanka khadka dhexe ee Julian Draxler uu ku biiri doona kooxda Paris Saint-Germain marka uu furmo suuqa kala iibsiga bisha Janaayo. PSG iyo Arsenal ayaa Labada  si xoogan loola xiriirinaayey inay lasoo wareegaan xiddiga Jarmalka, laakiin kooxda Bundesliga ayaa ku dhawaaqday in 23-sano jirkaan uu ugu  biiri doono Paris lacag lagu sheegay […]

Continue Reading

Gabadha Galmudug oo ka badiyey kuwa Puntland (Sawirro)

Kooxda Gabdhaha kubadda Koleyga Galmudug ayaa 44 dhibcood uga adkaaday dhigooda Puntland oo keenay 20 dhibcood ciyaarta koobka Gabdhaha kubadda koleyga ee ka socda magaalada Garoowe. Ciyaarta oo goordhow soo dhamaatay ayey gabdhaha Galmudug ugu soo baxeen Semifinalka ciyaarta, waxaana kooxda Galmudug diyaargarow fiican. Kooxda Gabdhaha Galmudug ayaa keenay dhibcihii ugu sareyga ciyaaraha oo ah […]

Continue Reading

Frank Lampard Oo Bisha Soo Socota Mustaqbalkiisa Go’aan Ka Gaaraya

Frank Lampard ayaa shaaca ka qaaday inuusan wax go’aan ah oo la xiriira mustaqbalkiisa ciyareed gaari doonin ilaa iyo bisha Janaayo. Ciyaaryahankii hore ee Chelsea ayaa haatan  koox la’aan ah, laakiin waxa  lala xiriirinayay inuu ku biiro kooxo dhowr ah bilowgii 2017. Si kastaba ha ahaatee, Lampard ayaa shaaca ka qaaday in wax kasta ay u dhacayaan […]

Continue Reading

Gabdhaha Galmudug oo 36 dhibcood ku badiyey ciyaartii galabta (Sawirro)

Magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland waxaa ka socda Tartanka kubadda koleyga gabdhaha Soomaaliyeed, waxaana ka soo qeyb galay ilaa 6 kooxood oo kala ah : Galmudug, Puntland, Hirshabelle, Jubbaland, Benaadir iyo kooxda Bilan oo buuxisay booska kooxdii Koofur Galbeed. Gabadha Matalayey dowlad goboleedka Galmudug ayaa galabta  36 dhibcood uga adkaaday gabadha […]

Continue Reading

Thibaut Courtois Oo Doonayo Inuu U Dhaqaaqo Real Madrid

Goolhayaha Chelsea Thibaut Courtois ayaa lagu soo waramayaa inuu isha ku haayo inuu biiro kooxda Real Madrid dhamaadka xilli ciyaareedkan. Horaantii todobaadkan, waxaa la sheegay in Los Blancos ay wadahadalo la yeelatay goolhayaha heerka caalami ee dalka Belgium, kaasoo muhiim u ah Chelsea oo hogaanka u haysa Premier League xilli ciyaareedkan. Bishii September, 24-sano jirkaan, […]

Continue Reading

Chelsea Oo Saxiix Weyn Sameynaysa Bisha Janaayo

Chelsea ayaa lagu soo  waramayaa in uu diirada u saaranyahay xidiga khadka dhexe ee kooxda Paris Saint-Germain Marco Verratti  marka uu furmo suuqa kala iibsiga bisha Janaayo. 24-sano jirkaan ayaa qandaraaskiisa kooxda waxa uu ku egyahay xagaaga 2021, laakiin macalin Conte ayaa doonaya inuu sii xoojiyo  naadigiisa qeybta danbe ee xili ciyaareedka taaso sii xoojinaysa […]

Continue Reading

Goolhayaha Atletico Madrid Jan Oblak Oo Garoomada Ka Maqnaanaayo Ilaa April

Atletico Madrid ayaa ku dhawaaqday in goolhaye Jan Oblak uu mari doona qaliin looga sameynaayo garabka. Oblak ayaa  dhaawacmay  intii lagu jiray qeybtii hore ee kulankii  Atletico ay 3-0 kaga soo badisay Villarreal isagoo haatan la filaayo inuu  ka maqanaado garoomada ilaa April. Oblak ayaa noqday goolhayaha dooqa koowaad ee garoonka Vicente Calderon, iyadoo 23-sano jirkaan […]

Continue Reading