Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ka furmaya (Sawirro)
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee looga hadlayo arrimaha Doorashadda ayaa goordhow ka furmay xerada Afisyooni ee magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa waxaa shir gudoominaya Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, waxaana ka qeyb galaya Madaxweynayaasha Galmudug Axmed Qoorqoor, Puntland Saciid Deni, Koofur Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen, Hirshabeelle Cali Guudlaawe , Jubaland Axmed Madoobe iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar […]
Continue Reading