Galmudug oo bilaabaysa doorashada Golaha Shacabka BFS

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo ka hadlayey munaasabadda sagootinta Ra’iisulwasaare Rooble ayaa sheegay in ay dhawaan bilaabayaan doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya “Anigoo ku hadlaya magaca Dowladda Galmudug, waxaan diyaar u nahay in aan maalinta barri ah guda gali doono 5ta xubnood ee ugu horreysa doorashada aqalka hoose. Guddiga […]

Continue Reading

Beesha Caalamka oo shuruud ku xirtay Dhaqaalaha Doorashada Soomaaliya

Mareykanka, Ingiriiska iyo Norway ayaa shuruud ku xiray bixinta dhaqaalaha ku baxaya doorashada ee ay horay Beesha Caalamka u balanqaadeen, waxaana ay dalbadeen in qeybta ugu horreysa ee dhaqaalaha ay bixinayaan marka ay muuqato doorashada inay si habsami ah u socoto, kana bilaabato saddex dowlad goboleed, isla markaana lacagaha khidmada Musharaxiinta Xildhibaannada lagu soo shubo […]

Continue Reading

Barlamaanka Galmudug Ansixiyey degmanimada Guriceel

Baarlamaanka Dowlad goboleedka Galmudug ayaa cod Aqlabiyad ah ku ansixiyay Degmanimada Magaalada Gurceel ee gobolka Galgaduud, kadib soojeedinta Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug. Golaha wasiirada Galmudug ay horey u ansixiyey in Guriceel degmo loo aqoonsado. Waxaana hindisahan horgeeyay baarlamaanka wasaaradda arrimaha gudaha Galmudug si loo soo dhameystiro habraaca degmada Guriceel. Guriceel ayaa ka mid ah magaalooyinka […]

Continue Reading

RW Rooble oo gaaray Dhuusamareeb (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad-goboleedka Galmudug. Ra’iisul Wasaaraha iyo wefdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ku dhaweeyay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, Guddoonka Barlamaanka Galmudug ,mas’uuliyiin iyo dadweyne badan. Ra’iisul Wasaaruhu Inta uu joogo Dhuusamareeb waxa uu kulammo la yeelan doonaa madaxda Galmudug iyo qeybaha […]

Continue Reading