Jadwalka Doorashada Guddoonka Barlamaanka Soomaaliya
JADWALKA DOORASHADA GUDDOONKA Golaha Shacabka BJFS BFS Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka BJFS ee BFS wuxuu maanta shaaciyay Jadwalka Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo noqon doona sida hoos ku xusan:- Is-diiwaangelin musharixiinta Guddoonka Golaha Shacabka (Xilliga shaqada: 09:00 Am ilaa 04:00 pm) taariikh 19, 20 iyo 21 April, 2022. Hadal jeedinta musharixiinta Guddoomiyaha iyo Guddoomiye […]
Continue Reading