Agaasimaha Cusub Madaxtooyada Qaranka oo xilka la wareegay (Sawirro)

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud iyo Ku-xigeenkiisa Mudane Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan oo dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyaddu u magacaabay xilkaas ayaa munaasabad ka dhacday Villa Soomaaliya xilka kagala wareegay Agaasimihii hore Mudane Maxamed Cabdullaahi Ciise iyo Ku-xigeennadiisa Cabdinuur Maxamed Axmed iyo Cabdullaahi Sheekh Cabdikariin Daddoon. Agaasimihii hore ee Madaxtooyada Mudane Maxamed Cabdullaahi […]

Continue Reading

Dabar Goynta/ Boobka Shiinaha ee Dameeraha Geeska Afrika !

Dabar Goynta/ Boobka Shiinaha ee Dameeraha Geeska Afrika ! Waxaa qoray:Cabdifitaax sugulle Dameeraha waa hanti muhiim u ah dhaqaalaha bulshooyinka ku nool geeska Africa, gaar ahaan Soomaaliya, Kenaya iyo Itoobiya, waxaana ku tiirsan nolosha dad badan oo sabool ah, daraasadyo badan oo la sameeyay ayaa muujinya in dameerku soo galiyaa ku dhawaad 100 dollar bishii […]

Continue Reading

Maxaa iiga baxay doorashada Madaxweynaha Soomaaliya 2022?

Waxaa qoray Abdimalik Abdullahi Maxaa iiga baxay doorashada Madaxweynaha Soomaaliya 2022 Anigoo u dhuunduleelay geedisocodka doorashada dadban ee soo bilaabatay bishi Luulyo 2021, iyo dhacdooyinki faraha badnaa ee ka dambeeyay, iyo baratanka siyaasadeed, waxaan is leeyahay sawir waad ka bixin kartaa dabeesha siyaasada halka ay u socoto. Inkastoo qaar kamid ah xildhibaanada ay guurguuri karaan […]

Continue Reading

10 Musharax Madaxweyne oo maanta isdiiwaangaliyey

Guddiga doorashada Madaxweynaha Soomaaliya 2022 ayaa maanta bilaabay diiwaangalinta Musharaxiinta Madaxweynaha, Waxaa maanta shahaadada Musharraxnimo qaatay Toban Musharraxiin oo kala ah 1-Musharax Shariif Shiikh Axmed 2-Musharrax Daahir Maxamuud Geelle 3-Musharrax C/qaadir Cosoble Cali 4-Musharrax Xasan Cali Kheyre 5-Musharrax C/raxmaan Cabdishakuur 6-Musharrax C/Kariim Xuseen Guuled 7-Musharrax C/raxmaan Ablaal 8-Musharrax Bashiir Xaaji Cali (Jamaal) 9-Musharrax C/laahi Cali […]

Continue Reading