KOOFUR GALBEED OO JOOJISAY WADASHAQEYNTA RW ROOBLE
DOWLADDA KOOFUR GALBEED OO JOOJISAY WADASHAQEYNTA RW ROOBLE EE ARRIMAHA DOORASHOOYINKA Baydhabo, 5ta Abriil, 2022: Dowlad Koonfur Galbeed waxay caddeynaysaa in go’aanka kasoo baxay Ra’iisul Wasaaraha uu yahay mid sharci darro ah oo baal marsan go’aannadii iyo heshiisyadii wadar-ogolka ahaa ee ay dajisay Madasha Wadatashiga Qaranka. Dowladda Koonfur Galbeed marnaba ma aqbali doonto damaca shakhsiga […]
Continue Reading