Wasiirka Arimaha Gudaha DFS oo maanta gaaray Dhuusamareeb

Magaalada Dhuusamareeb Caasimadda Dowlad goboleedka Galmudug waxaa maanta gaaray wasiirka Arimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye. Wasiirka oo Mudooyinkan safar dibadda ah dalka uga maqnaan ayaa dhawaan ku soo laabtay Muqdisho, halkaas oo uu saaka kasoo kicitimay, waxaan Sabriye hormuud ka yahay qorshaha Dib u heshiisiinta iyo Dhismaha Galmudug Madaamada […]

Continue Reading

Warbixin:Halyeey aaan la hilmaami doonin (Hodon Naaleeye)

Allaha unxariistee Walaasheen Hodon Naaleeye waxay ku dhalatay magaalada laasacaanood ee gobolka sool  sannadkii 1976,iyadoo waxbarashadeedii hoose kusoo qaadatay halkaasi, kadibna iyadoo da’yar ayey u  safartay wadanka kanada markii dagaalada Sokeeye ay dalka ka bilowdeen waxay wax barshada dugsiga sare kaga baxaday Machadka West Humber halka heerkeeda koowaad ee Jaamacadda ay ka soo qalin jabisay […]

Continue Reading

Shirweynaha Beesha Habargidir oo ka furmay Hobyo (Sawirro)

Magaalada Hobyo gobolka Mudug waxaa galabta ka furmay shirweynaha Wadatashiga iyo Midnimada Beesha Habargidir, shirkan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Salaadiinta, Nabaddoonada, Siyaasiyiinta, Saraakiil Ciidan, Haweenka iyo waxgaradka kale, waxa uuna socon doonaa todobaadyada soo socda. Shirka waxaa daahfuray Guddoomiyaha Guddiga Farsamada Shirka Cabdi Faarax Jaamac (Cabdi Dheere), waxaana sidoo kale goobta ka hadlay Maamulka […]

Continue Reading

Madaxweynaha #Hirshabeelle oo gaaray #Dhuusamareeb (Video)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb Caasimadda Galmudug. Waxaana garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyey Sheekh Maxamed Shaakir iyo Wasiiru dowlaha Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdullaahi Wehliye. Madaxweyne Waare ayaa ujeedada safarkiisa ku sheegay laba qodob oo kala ah Soo afjaridda colaado deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan ku dhexmaray Beelaha Ceyre iyo […]

Continue Reading

Daawo: Shirweynaha Beesha Habargidir oo maanta ka furmaya #Hobyo

Magaalo Xeebeedka Hobyo ayaa waxaa goordhow ka furmaya shirweynaha Beesha Habargidir, waxaana halkaas maanta iyo shalay gaaray Masuuliyiin kala duwan iyo qeybaha Bulshada oo ka kala yimid gudaha dalka iyo Dibadda. Masuuliyiinta halkaas gaaray waxaa ka mid ah Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa, Xildhibaan Axmed Fiqi, Jeneraal Galaal, Jeneraal Indhacadde iyo masuuliyiin farabadan. Gogashan oo muddo lagu […]

Continue Reading

Daawo: Shirka Nabadda Hobyo oo beri furmaya

Waxaa ku qulqulaya Magaalada Hobyo ee gobolka Mudug wufuud ka kala yimid meelo kala duwan, waxaana maanta halkaas gaaray siyaasiyiin iyo odoyaal dhaqan ka qeybgalaya shirkaas. Masuuliyiinta halkaas gaaray waxaa ka mid ah Madaxweynihii hore Ximan iyo Xeeb Maxamed Cabdullaahi Tiiceey iyo ku xigeenkiisa Cabdiraxmaan Shaati cadde, iyo masuuliyiin kale. Sidoo kale Beri ayaa waxaa […]

Continue Reading

War-Murtiyeed: Shirweynaha Wadatashiga Beesha Sacad

SHIRWEYNAHA WADATASHIGA BEESHA SACAD WAR-MURTIYEED GAALKACYO TAARIIKH 10 – 14 LUULYO 2019 Shirweynaha Wadatashiga Beesha Sacad oo socday mudadii u dhexeysey 10 – 14 Luulyo 2019, kana dhacay magaalada Gaalkacyo, ayna ka soo qayb galeen ergooyin gaaraya 300 oo isugu jirey, waxgarad, culumaa’uddiin, odayaasha dhaqanka, xildhibaanada heer Federal iyo heer Dawlad Goboleed, wasiirro heer Federal […]

Continue Reading

Faafaahin Qaraxii Maanta ka dhacay Dhuusamareeb

Magaalada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug ayaa barqanimadii maanta  waxaa ka dhacay Qarax, gaar ahaan qaraxan ayaa ka dhacay goob miqaayad Shaaha laga cabo oo kasoo horjeedda Xerada Inji oo ay dagan yihiin Madaxda Maamulka. Saraakiisha Ammaanka ayaa inoo xaqiijiyey in qaraxani ahaa nuuca miinada, waxaana ku geeriyooday Maxamed Cabdi Tirig oo ahaa  askari ka tirsan ciidanka […]

Continue Reading