Odayaasha Saleebaan oo diiday Guddiga Dib u Heshiisiinta iyo Shirka Dhuusamareeb (Video)

Odayaasha Dhaqanka Beesha Reer Xaaji Saleebaan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Cadaado Xarunta Barlamaanka Galmudug ayey kaga hadleen Mowqifkooda Guddiga Dib u heshiisiinta ee Dhawaan uu magacaabay Wasiirka Arimaha Gudaha DFS, sidoo kale Odayaasha ayaa markale ku celiyey diidmadooda shirka Dhuusamareeb. iyagoo eedeyn kulul  ujeediyey Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Halkaan ka daawo […]

Continue Reading

Wafdi Sare oo ka socda Midowga Afrika oo soo gaaray Muqdisho (Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta ku qaabilay Gegidda Diyaaradaha Caalamiga ee Aadan Cabdulle ee Muqdisho Wafdi ka socda Kooxda sare ee fulinta ee Ururka Midowga Afrika (AUHIP) oo uu hoggaaminayay Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Thabo Mbeki. Sida Jadwalku yahay, Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” iyo Ra’iisul […]

Continue Reading

Soomaaliya Iyo Sucuuudi Oo Isla Oggolaaday In Xayiraada Laga Qaado Markab Xoola Siday

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo xalay shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay markab labaatan kun oo ari ah siday oo dekadda Berbera ka shiraacday kuna xayirnaa dekadda magaalada Jidda ee dalka Sucuudiga laga soo billaabo july 11, 2019. Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa sheegay in dowladda federaalka […]

Continue Reading

Somaliland oo si kulul uga Jawaabtay Guddigii uu Magacaabay Farmaajo

Akhriso war-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Somaliland oo lagaga jawaabay guddidii uu shalay magacaabey madaxweyne Farmaajo: WAR-SAXAAFADEED: 18/07/2019 Jamhuuriyadda Somaliland Oo Jawaab Waafi Ah Ka Bixisay Hadallo Deelqaaf Ah Oo Kasoo Yeedhay Maamulka Muqdisho. Guddida uu shalay magacaabay madaxweynaha maamulka Muqdisho nuxurka hawsha uu u igmaday waxaay ahayd laba qodob, kuwaas oo kala ah: 1. In […]

Continue Reading

Shuruudo Adag oo la hordhigay Musharaxiinta Madaxweynaha Jubbaland

Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa Maanta soo badhigay jadwalka diiwaan galinta & shuruudaha laga doonayo Musharixiinta u tartameysa xilka Madaxwaynaha Jubbaland Qoraal ay soo saareen guddiga ayaa lagu sheegay in diiwaangelinta musharixiinta ay bilaabanmeyso Maanta oo Khamiis ah kuna egtahay 20 Bishaan,sidoo kalena musharax kasta uu xafiiska Guddiga keeno […]

Continue Reading

Wasiirka Maaliyadda Hirshabeelle oo Xilkii laga qaaday

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Maanta waxaa uu xilkii ka qaaday Wasiirkii Maaliyadda Maamulkaas Maxamed Maxamuud Cabdulle, iyada oo uu Magacaabay Shaqsi kale xilkaas. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Hir-Shabeelle ayaa xilka looga qaaday Wasiirkii Maaliyadda & horumarinta dhaqaalah Hir-Shabelele, iyada oo xilkaasi loo Magacaabay Cabdi Shakuur Abuukar Xasan. Wareegtada ayaa lagu […]

Continue Reading

Wasiirka A. Gudaha oo Magacaabay Guddiga Shirka Dib u heshiisiinta Galmudug

Wasiirka Arrimaha Guddaha, Federaalka iyo dib-u-hishiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa magacaabay Guddiga Qabanqaabada Shir-weynaha dib-u-Heshiisiinta Galmudug. Guddigan Caawa la magacaabay ayaa waxaa uu ka koobanyahay 12 Xubnood. Hadaba Halka Hoose ka Akhriso Magacaabista Guddiga Guddiga Qabanqaabada Shir-weynaha dib-u-Heshiisiinta Galmudug.

Continue Reading

Musharixiin Madaxweynaha Jubbaland oo digniin soo saaray (Video)

Musharaxiinta Madaxweynaha Maamulka Jubbaland oo shir jaraa’id qabtay ayaa digniin kasoo saaray Doorashada Maamulkaas, Musharixiinta ayaa uga digay Axmed Madoobe inuu Afduubo doorashada. Waxayna intaa ku dareen in haddii uusan Axmed Madoobe ka waantoobin afduubka doorashada Jubbaland ay doorasho madax banaan ku qabsan doonaan meel ka baxsan Kismaayo. halkaan ka daawo Musharax Cabdirashiid Xidig oo […]

Continue Reading

MD Farmaajo oo Magacaabay Guddiga Wadahadaladda Dowladda Federaalka & Somaliland

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Soomaaliland. Madaxwaynaha ayaa u magacaabay Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Guddoomiyaha Guddigan, halka Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) uu u magacaabay Guddoomiye Ku Xigeenka, xubanaha kale ee Guddiga ayaa ah: 1. Dr. Cabdiraxmaan Macallin Cabdullaahi […]

Continue Reading

Dowladda Soomaaliya oo Danjire u Magacaawday Mareykanka

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa safiir Cusub u magacaawday dalka Mareykanka,xilkaas oo bannaanaa muddo Sanad ah,waxana loo loo Magacaabay Cali Shariif Axmed. Mudo sanad ah Soomaaliya wax safiir ah kuma laheyn dalka Mareykanka,kadib markii safiirkii u joogay dalkaasi mareykanka ee Axmed Ciise Cawad loo Magacaabay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya. Danjiraha Cusub ee Soomaaliya u […]

Continue Reading