Puntland oo dalbatay in baaritaan lagu sameeyo Eedeynta Qatar

Dowlad goboleedka Puntland ayaa War-Saxaafadeed ay soo saartay waxaa ay ku dalbatay in baaritaano dhab ah lagu sameeyo warbixintii  Wargeyska New York Times ee Dowladda Qatar lagu eedeeyay inay ka dambeysay qaraxyo ka dhacay Magalada Boosaaso & inay Puntland soo bandhigeyso baaritaan lagu sameeyay dilkii madaxii Shirkadda P&OPorts Paul Anthony Farmosa. War-Saxaafadeed kasoo baxay Puntland […]

Continue Reading

Daahfurka Bandhigga Buugaagta Garoowe #GIBF2019 (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Maanta Xarunta Jaamacadda PSU Garoowe kaga qayb galay Bandhigga Buugaagta Garoowe oo sanadkii 5-aad la qabanaayo. Bandhid Carweedkaan ayaa waxaa uu socon doonaa mudo Saddex Cisho ah,waxaana howlka lagu qabanayo ku sugan marti kala duwan oo ka socota inta badan deegaannada Soomaalida. Madaxweyne Siciid Deni oo khudbad […]

Continue Reading

Newyork Times oo Warbixin dheer ka qoray Loolanka Khaliijka ee Soomaaliya.

Ganacsade u dhashay dalka Qatar oo saaxib dhow la ah Amiirka Qadar ayaa la dhagaystay taleefan uu kula hadlay safiirka Qatar ee dalka Soomaaliya, isagoo sheegaya weerar qarax ah oo ka dhacay magaalada Boosaaso ay ka dambeeyeen maleeshiyaad fulinaya danaha Qatar ee ah in Imaaraadka uu ka cararo magaalada Boosaaso. Wargeyska The New York Times […]

Continue Reading

RW Kheyre oo Dhuusamareeb kulan kula qaatay Wakiilada Beesha Caalamka

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dhuusamareeb kula kulmay safiirrada dowladaha saaxiibada la ah Soomaaliya ee saldhiggoodu yahay magaalada Muqdisho iyo wakiillada hey’adaha caalamiga oo maanta magaalada soo gaaray. Kulanka ayaa intiisa badan looga hadlay booqashada waqtiga dheer qaadatay ee  uu Ra’iisul Wasaaruhu ku joogo  Galmudug, Kulanka waxaa goob joog […]

Continue Reading

Sh. Maxamed Macalin oo lagu xiray Boosaaso.

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidanka maamulka Puntland ay xireen Sh. Maxamed Macalin Axmed oo ahaa Guddoomiyihii Guddiga dhismaha Wadada dhexmarta Bartamaha Boosaaso. Ciidanbka ayaa la sheegay in ay qabteen Sheekh ka dib markii uu kasoo laabtay Safar uu kaga maqnaa dhowr maalmood degaanada maamulka Puntland. Ciidanka maamulka Puntland […]

Continue Reading

Puntland: Dowladda Federaalku waxay burburinaysaaa Dowlad Goboleedyada

War-Saxaafadeed kasoo baxay Maamnulka Puntland ayaa markale waxaa Eedeyn kulul loogu jeediyay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya taas oo ku saabsan in dowladda Federaalka ku howlan tahay burburinta Maamul Goboleedyada. War-Saxaafadeedka ayaa waxaa lagu sheegay in Puntland ay aad uga walaacsan tahay habdhaqanka hoggaamineed ee Madaxda dowladda Federaalka kAas oo si cad uga hor-imaanaya geedi-socodka iyo […]

Continue Reading