Akhriso: Magacyada Xildhibaanada cusub ee Jubbaland

Guddiga madaxa bannaan ee xudduudaha iyo doorashooyinka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa goordhow ku dhawaaqay liiska magacyada xildhibaanada barlaamanka labaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland. Barlamaanka Jubbaland  ayaa ka kooban 75 Xildhibaan, waxaana guddigu ku dhawaaqeen 73 mudane, iyagoo dib nu dhigay magacaabista 2 kursi. Hadaba halkaan ka aqriso liiska Xildhibaanada cusub Barlamaanka Jubbaland.

Continue Reading

Nin Ajnabi ah oo lagu dilay Boosaaso

Nin ajnabi ah oo u dhashay dalka Kenya ayaa maanta lagu dilay magaalada Boosaaso, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha amniga. Ninkan ayaa ka shaqeynayey shirkadda kalluumaysiga Ocean, waxaana dilkiisa gaystay askari ka mid ahaa ilaalda shirkadda. Taliyaha booliska qeybta gobolka Bari ayaa warbaahinta u sheegay in la hayo ninkii dilka gaystay. “Ciidamadda Amniga ee Magaalada Boosaso […]

Continue Reading

Ciidamada Xoogga oo Howlgal Qorsheysan ka fuliyay deegaanka Shaam

Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Howlgal Qorsheysan waxa ay ku qaadeen deegaanka Shaam ee dhaca galbeedka inta u dhaxeysa Bariire iyo Awdheegle. Weerarkan qorsheysan ayaa lagu qaaday Alshabaab sida uu Warbaahinta u xaqiijiyey Taliyaha Ciidammada Dhulka General Odowaa. “Waxaan Howlgal Qorsheysan ku qaadnay deegaanka Shaam ee dhaca galbeedka inta u dhaxeysa Bariire iyo Awdheegle waxaana […]

Continue Reading

Dowladda oo qaadacday Doorashada Jubbaland

Wasaraadda arimaha Gudaha Soomaaliya ayaa war ay soo saartay waxaa ay ku faah-faahisay go’aanka Dowladda Soomaaliya ee ku aadan doorashada Jubbaland iyo habka ay ku socoto. Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS ayaa sheegtay in aan la aqbali doonin natiijo kasta oo baalmarsan Dastuurka & Shuruucda Dalka oo ka soo baxda Doorashada Jubbaland. Halkaan ka Akhriso

Continue Reading

DFS oo soo saartay Natiijo Horudhac ah Baaaritaanka Qaraxii Xarunta G. Banaadir.

Wasaaradda Amniga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay warsaxaafadeed ay kaga hadlayso natiijo horudhac ah baaritaankii Qaraxii xarunta Gobolka Banaadir, hadaba halkaan ka aqriso Warsaxaafadeedka: Wasaaradda Amniga Gudaha oo tixraacaayso warbixin baariseed hor dhac ah oo ay sameeyeen hay’adaha Amniga  ee DFS kuna saabsan qaraxii ka dhacay Xaruunta Dowladda Hoose ee Xamar 24/07/2019, waxay Wasaaradda […]

Continue Reading