Siyaasi Dhaliil Saciid Deni oo lagu xiray Boosaaso
Ciidamada Amniga maamulka Puntland syaa magaalada Boosaaso xarunta gobolka Bari ku xiray Xabsiga Siyaasi Muuse Cali Jaamac. Siyaasigan iyo waxgarad kale ayaa dhaliilo u jeediyey Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo xukuumadiisa. Muuse Cali Jaamac ayaa 13 October 2019 sidaan oo kale Boosaaso loogu xiray, hayeeshee saddex Cisho kadib lagu sii daayey cafis-maxkamadeed. Odayaasha iyo Siyaasiyiinta Gobolka […]
Continue Reading