Madaxtooyada Puntland oo Mooshin kale ka diyaarisay Dhoobodaareed
Ilo’ xog-ogaal ah ayaa xaqiijiyay in xukuumadda Puntland ay dabada ka riixayso mooshin xubinnimada Baarlamanka looga saarayo, guddoomiyihii hore ee Golaha Wakiilada Puntland xil. Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo). Mudanayaal ka tirsan Baarlamanka, ayaa la xaqiijiyay in ay saxiixeen mooshinka, oo ay ku qoran yihiin eedaymo ka dhan ah xil. Cabdixakiin Dhoobo, islamarkaana Golaha looga dalbanayo […]
Continue Reading