Daawo: Ra’iisul wasaare Sharmaake oo galabta soo gaaray Cadaado
Ra’iisul wasaaraha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta soo gaaray magaalada Cadaado fadhiga dowlad goboleedka Galmudug. Madaxweynaha Galmudug mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa garoonka diyaaradaha Cadaado ku soo dhaweeyay Raiisul wasaaraha Soomaliya cumar cabdirashiid. Ujeedada safarka Raiisul wasaaraha ayaa lagu sheegay sidii wada hadal loogu dhameyn lahaa xiisadda […]
Continue Reading