Sidee loo dilay Safiirkii Ruushka ee dalka Turkiga (Sawirro)
Toogasho xalay ka dhacday Magaalada Ankara, ayaa waxaa lagu dilay Safiirkii Ruushka u fadhiyay dalka Turkiga, Amb. Andrei Karlov. Safiirka oo ku sugnaa matxaf lagu qabanaayay bandhig farshaxan, ayaa dhabarka laga toogtay, xilli uu khudbad ka jeedinaayay goobtaasi. Nin dhalinyaro ahaa oo taagnaa dhabarka dambe ee Safiirka, ayaa waxaa la soo sheegayaa in dhawr xabadood […]
Continue Reading