Turkiga oo dhisay xarunta Aqalka Sare Soomaaliya (Sawirro)

Wararka Maanta

Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga ayaa diyaariyey xarunta cusub ee mudanayaasha Aqalka sare ku shaqeyn doonaan.

Xaruntan oo si casri ah loo dhisay ayaa waxaa loo dhameystiran agabkii ay u baahneyd, waxaana la qorsheynayaa in dhawaan xarigga laga jaro.

Dowladda Turkiga ayaa ah dowladda kaliya ee ay ka go’an tahay Soomaaliya wax loo qabto, waxaana shacabka Soomaaliyeed u arkaan Turkigu inuu yahay walaalo usoo gurmaday.

Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay yeelatay aqalka sare oo lagu soo doortay xarumaha dowlad goboleedyada.
img_20161218_121303 img_20161218_121259 img_20161218_121255 img_20161218_121250 img_20161218_120547 img_20161218_120543 img_20161218_120533