Dowladda Qadar oo gargaar Caafimaad geysay Hargeysa
Garoonka diyaaradaha Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ayaa Maanta oo sabti waxaa ka degtay diyaarad sida qalab Caafimaad oo looga talagalay Cudurka halista ah ee Coronavirus oo saameeyn ku yeeshay aduunka oo dhan. Diyaaradaan ayaa waxaa ay ka timid wadanka Qatar, waxaana la sheegay inay wado qalab Caafimaad oo ay Qatar ugu deeqay Soomaaliland, kuwaas […]
Continue Reading