Col. Gabre oo shaqo joojin lagu sameeyey
Urur goboleedka IGAD ayaa shaqo joojin ku sameeyay Korneel Gabre oo ka mid ahaa la taliyeyaasha Madaxda Urur goboleedka IGAD Sidda ay lagu shaaciyay Warqad kasoo baxday Urur goboleedka IGAD. Xoghayaha Guud ee IGAD Maxbuub Macalin ayaa sheegay in Gabre laga doonaayo in uu si deg deg ah u wareejiyo Wixii Waraaqo iyo qalab ah […]
Continue Reading