Amiirka Al-Shabaab oo la sheegay inuu geeriyooday
Sida ay baahisay Idaacadda Ciidamada SNA Radio Amiirka Al-Shabaab Axmed Diiriye (Abuu Cubeyda) uu isniintii 25 June 2018 ku geeriyooday degmada Jilib gobolka Jubbada Hoose. Sarkaal ka tirsan Ciidanka xoogga dalka qeybta 43aad oo lagu magacaabo Ismaaciil Sheekh Isxaaq oo la hadlay Idaacada codka Ciidamada Milateriga ayaa sheegay in Axmed Diiriye uu geeriyooday Isniintii la […]
Continue Reading