Alshabaab 4 Haween ah ku xiray Degmada Xarardheere
Wararka naga soo gaaray degmada Xarardheere Koofurta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in ay ururka Alshabaab ay halkaas ku xireen 4 Haween ah, sida ay inoo xaqiijiyeen dad xog-ogaal ah xarigan ayaa yimid kadib markii ay Haweenkan ka dhaga adeygeen in ay keenaan wiilal ay dhaleen si ugu mid noqdaan ciidanka u dagaalama Alshabaab. Hooyooyinkan ayaa […]
Continue Reading