Diyaaradaha Maraykanka oo Duqeyn ka fuliyey Koofurta Soomaaliya
Taliska Ciidanka Mareykanka Africa ee AFRICOM ayaa wuxuu sheegay Duqeyn dhacday 27 August 2018 inuu ku beegsaday xubno ka tirsanaa Al Shabaab, kuwaasi oo ku sugnaa meel 40-KM Koonfur Galbeed ka xigta Magaalada Muqdisho. Mareykanka ayaa waxa uu sheegay weerarkaan uu ku dilay 3 nin oo ka tirsanaa Al Shabaab, islamarkaana aanay jirin khasaare dadka […]
Continue Reading