Beesha Caalamka oo ku baaqday in deg deg loo bilaabo doorashada Golaha Shacabka
Saaxiibada beesha caalamka* waxay aad uga walaacsanyihiin dib-u-dhaca kusii socda geedi-socodka doorashada Soomaaliya. Inkastoo billowga dhowaan la billaabay doorashada Golaha Shacabka ay ahayd horumar wanaagsan, ayaa haddana jadwalka doorashada wuxuu si aad ah uga dib dhacay waqtigii loogu talagalay, waxaana loo baahan yahay in la dardargeliyo. Waxaan ku boorrinaynaa madaxda heer qaran iyo kuwa Dowlad […]
Continue Reading