Madaxweyne Qoorqoor oo booqday ciidamadii Ahlu Sunno ka saaray Guriceel

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta booqasho iyo kormeer ku tagay xeryaha ay ku suganyihiin ciidamada qalabka sida ee Degmada Guriceel. Madaxweynaha oo ay wehliyaan saraakiisha ciidanka ayaa qeybaha kala duwan ee ciidamada u jeediyay kalmado iskugu jiray dhiiragalin iyo bogaadin. Madaxweynaha ayaa ugu danbeyn ku ammaanay Ciidanka Qalabka Sida wanaagsan ay uguteen […]

Continue Reading

Booliska AMISOM oo la geeyey Baraawe iyo Dhuusamareeb

Ciidamo Booliis ah oo ka tirsan AMISOM ayaa saaka gaaray Magaalada Baraawe ee xarunta Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya, waxaana Magaaladaasi laga dajiyay diyaaarad sidday Ciidanka. Wararka ayaa intaas ku daraya in sababta Ciidankaasi loo geeyay Baraawe ay tahay in la doonayo in ay qayb ka noqdaan sugidda ammaanka doorashooyinka dalka, oo dhawaan la guda gali […]

Continue Reading