SAWIRO;-Caasimadda Eritrea oo lagu daray diwaanka goobaha Taariikhiga ah Ee Dunida

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhaqanka ee UNESCO ayaa Asmara ku dartay diwaanka goobaha astaanta u ah aathaartii hore ee dhaxalka aadanaha ee dunida. Waxaa magaalada wali ku yaalla dhismayaal qaddiimi ah oo uu dhisay Taliyaaniga intii uu gumeysanayay dalkaasi (1889-1941). Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhaqanka ee UNESCO ayaa Asmara ku dartay diwaanka goobaha […]

Continue Reading

Ammaanka Magaalada Kismaayo oo si weyn loo adkeeyay

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Ammaanka Magaaladaasi si weyn loo adkeeyay . Ciidamada isugu jira Kenyaan iyo Soomaali ayaa la geeyay Duleedyada iyo Kontoroolada laga soo galo Magaalada Kismaayo. Ciidamada ayaa sidoo kale waxa ay baaritaan ka waddaan Gudaha Magaalada. Dadka Magaalada Kismaayo ayaa Warbaahinta u […]

Continue Reading

Boosaaso Ganacsigeeda oo Wali Xayiran

Subixii Sadaxaad Waa Xiranyihiin Xarumihii Ganacsiga ee Magaalada Boosaso, Sababtuna Waa Muran Dhinaca Canshuurta ah. Maamulka Puntland Wali si Cad ogama Hadlin Xayiraada Ganacsiga ee Xarunta dhaqaalaha Puntland, Waxaase saaka Xitaa Xaniban qaar Kamid ah Suuqa qudaarta ee Magaalada. Ganacsatada Waxey ku andacoonayaan inaan Iyaga xaq loogu Laheyn, Iney Bixiyaan Canshuurta Guryaha ay Deganyihiin. Faafaahin Dib […]

Continue Reading

Sawirro:-Diyaarado Dagaal Oo Caawa Lagu Arkay Hawada Magaalada Garoowe

Magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal Puntland waxaa Caawa lagu arkay diyaarado gaaraya ilaa Saddex kuwaas oo Dul heehaabayay Hawada Mudo Saacado ah. Diyaaradahaan oo aan weli la garan halka laga leeyahay ayaa ku socday Jawi hoose sida ay ku warameen dadka ku nool Magaalada Garoowe. Masuuliyiinta Maamulka Puntland weli war ah kamacsoo saarin, lamana […]

Continue Reading

Akhriso: War murtiyeed laga soo saaray shirka Golaha Amniga Qaranka

Shirkii Golaha Amniga Qaranka  ee magaalada Muqdisho uga socday madaxda dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada ayaa maanta la soo gaba gabeeyay. Shirka ayaa laga soo saaray war murtiyeed ka kooban dhowr qodob, iyadoo Golaha Amniga ay isku raaceen in saddexdii bilba ay shiraan. Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa wariyeyaasha u akhriyay qodobadii laga soo saaray shirka […]

Continue Reading

SAWIRRO:-Wasiir Bayle oo magaalada Baydhabo ka dhagax dhigay dhismaha wado laami ah

Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Cabdiraxman Ducaale Bayle iyo wafti uu hogaaminayo ayaa safar shaqo ku tagay magaalada Baydhabo ee Maamulka Koonfur Galbeed, isagoo halkaas ku dhagax dhigay wadamo laami oo dharerkeedu gaarayo 3.5km. Dhaqaalaha ku baxaya dhismaha wadadaan ayaa waxaa bixinaya Bangiga Aduunka waxaana lasoo marsiiyey lacagta ku baxaysa Mashruuca SSF, oo hoostimaada Wasaaradda Maaliyadda, […]

Continue Reading

Jen. Jaamac M.Qaalib oo ka diiday xilkii uu u magacaabay Madaxweyne Farmaajo

Jeneraal Jaamac Maxamed Qaalib ayaa ka cudur daartay xilkii guddoomiyaha guddiga taakulada Ciidanka ee uu habeen hore u magacaabay Madaxweyne Farmaajo. Jen.Jaamaca ayaa u xaqiijiyay Warbaahinta in uu xilkaas ka cudur daartay,waxaana uu  intaas ku daray in markii horeba uu aqbalay. Jaamac Maxamed Qalaib ayaa loo magacaabay Guddoomiyaha Guddiga taakulada Ciidamada Dowladda,waxaana ku xigeen looga dhigay […]

Continue Reading

UNICEF “5.2 Million oo caruur ah ayay cunto la’aan heysaa”

Hay’ada Qaramada Midoobey dhinaca caruurta u qaabilsan ee UNICEF ayaa sheegtay cunto la’aan tii ugu darneyd in ay wajahayaan caruurta ku nool dalalka Nigeria, Somalia, South Sudan iyo Yemen. Waxa ay sheegtay UNICEF caruur tiro ahaan lagu qiyaasay 5.2 in ay hada wajahayaan nafaqo-xumo, gaajo, harraad iyo cudurro, loona baahan yahay in si deg deg ah wax […]

Continue Reading

Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Ka Jawaabay Hadal Ka Soo Baxay Shacabka Somaaliyeed

Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur  Shuute Guddoomiyaha Darajada Koowaad ee Maxkamada Ciidamada qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa ka hadlay xukunada ay fuliso Maxkamada iyo wadooyinka ay maraan. Waxa uu sheegay in Xukumadaas oo maro wadao sharci ah kuu ku saleysan diinta Islaamka islamarkaana ay tahay wax been abuur ah dadka qaar ee go’aaamda Maxkamada ku […]

Continue Reading