Wasiir Goodax oo Sheegay waqtiga uu dhacayo Imtixaanka Dugsiyada sare ee Dalka

Wasiirka waxbarashadda hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre oo maanta shir jaraa’iid ku qabtay xafiiskiisa ayaa jaamacaddaha dalka ku amray in aysan qaadan Karin ardey aan ka qeyb galin imtixaanka guud ee qaranka. “Maanta laga bilaabo wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya waxay go’aan ku […]

Continue Reading

Wararkii ugu Dambeeyay Kulamo Xasaasi ah Kismaayo ka socda

Xalay waxaa kulan xasaasi ah Magalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose uu ku dhexmaray Ra’iisul Wasaaraha SoomaaliyaXasan Cali Kheyre ,kusimaha taliyaha NISA ahna taliye kuxigeenka NISA Fahad Yaasiin oo Talaadadii tegay Kismaayo  iyo Madaxweynaha Jubbaland. Ka hor kulanka labada dhinac ayaa dhawaan waxaa Nairobi isku arkay, Madaxweynaha Jubbaland iyo Fahad Yaasiin, iyaga oo ka wada […]

Continue Reading

(Sawirro) Akhriso Khudbadda Madaxwayne Farmaajo ee Shirka Africa Now

Mudane Madaxweyne Yoweri Museveni Madaxweyne Ku Xigeenka Kenya Madaxweyne Ku Xigeenka Tanzania 
Wasiirka Ganacsiga ee Masar Mudanayaal iyo Marwooyin, iyo martida sharafta leh, Waxa sharaf ii ah inaan Kampala joogo aniga oo Shirka “Africa Now” kala qayb-gelaya madaxda Afrika, ganacsatada waaweyn iyo aqoonyahanka ku takhasusay Horumarka. Waxaan Madaxweyne Yoweri Museveni iyo Dowladda Uganda uga mahadcelinayaa […]

Continue Reading

Faa Faahin: Qarax Gaari oo ka dhacay Muqdisho

Qaraxaan ayaa waxaa jugtiisa laga maqlay degmooyin ka tirsan Gobolkan Banaadir,waxaana uu ka dhacay agagaarka Isgoyska Shaqaalaha Wadada Maka almukarama ee Magaalada Muqdisho. Wararka aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in Gaari Saruf ah oo lagu soo xiray waxyaabaha qarxa uu ku qarxay kasoo hojeedka Hotelka Furat oo u dhow Isgoyska Shaqaalaha ee Magaalada Muqdisho, […]

Continue Reading

Maxaad kala socotaa Cildda haysta Facebook-gaaga?

Facebook oo ah Shir buslashadu ku wada xariirtoo oo aduunka dhan laga isticmaalo ayaa wajahaysa Cid keentay in Bulshada Caalamku isticmaali waayeen laga bilaabo saacadihii u danbeeyay ee Arbacadii, waxaana ciladda ugu wayni Bulshada Caalamka kaysta ah Appka ama aa ladda layskugu gudiyo Farimaha iyo sawiradda, iyo inaan wax Post ah lasoo Share garayn karin. […]

Continue Reading

SAWIRO:-Wadahadal u bilaawday Dowladda Federaalka & Jubbaland

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa guddoomiyay shir ay Kismaayo ku yeesheen wasiirrada ku wehliya socdaalkiisa iyo wasiirrada wada shaqayntu kala dhexeyso tirsan dawlad gobaleedka Jubaland. Shirka Wasiirrada dhex maray oo uu sidoo kale goob joog ka ahaa madaxwaynaha Jubaland,Axmed Maxamed Islaam, ayaa intiisa badan looga hadlay sidii looga gudbi […]

Continue Reading

Wararkii ugu Dambeeyay Dagaalkii Gaalkacyo

Saakay ayay aheyd markii dagaal culsu uu Waqooyiga Magalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ku dhexmaray maleeshiyaad hubeysan oo isku-heystay dhul halkaasi ku yaalla, hayeeshee waxaa maleeshiyaadka la kala dhex-dhigay Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Puntland. Dagaalka ayaa waxaa uu geystay dhimashada 3 Ruux iyo dhaawaca 5 kale,waxaana ku baxay Ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta Dowlad […]

Continue Reading