Xildhibaanada cusub Galmudug oo Kaarkii Xildhibaanimo la siiyey (Sawirro)

Xildhibaanada cusub ee garabka Ahlu sunna ayaa maanta la gudoonsiiyey kaararkooda aqoonsiga xildhibaanimo, Sidoo kale waxaa kulanka ku wehliyey xildhibaanadii hore Galmudug, kulankan ayaa waxaa  shir gudoominayey gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee Barlamaanka Galmudug Maxamed Axmed Maalin. Wali waxa aan cadeyn tirada rasmiga ah ee Xildhibaanada Ahlu sunna ka yimid. wararka qaar ayaa sheegaya in […]

Continue Reading

Wasiirka Howlaha Guud DFS oo gaaray Dhuusamareeb (Sawirro)

Magaalada Dhuusamareeb caasimadda Dowlad goboleedka Galmudug waxaa maanta gaaray Wafdi uu hogaaminayo wasiirka Howlaha Guud iyo Dib u dhiska dowladda Federaalka Soomaaliya Eng. Saadiq C/laahi Cabdi, Wasiirka ayaa waxaa garoonka Dhuusamareeb ku soo dhaweeyey wasiiro ka tirsan Dowlad goboleedka Galmudug. Wasiirka ayaa la filayaa inuu shirar la qaato Madaxda Dowlad goboleedka Galmudug iyo qeybaha Bulshada, […]

Continue Reading

Eng Abdulqadir Gentleman oo loo doortay Gudoomiyaha Jaaliyadda Galmudug Dalka Norway

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee kasoo jeeda deegaanada Galmudug ayaa shir ay isugu yimaadeen ku doortay hoggaanka Jaaliyadda Galmudug ee dalka Norway Qaarada Yurub. Shirkan ayaa waxaa kasoo qeyb galay Siyaasiyiin uu ka mid yahay Madaxweynihii hore Maamulkii  Ximan & Xeeb Maxamed Cabdullaahi Aadan Tiiceey iyo waxgarad badan oo ka kala yimid magaalooyinka dalka Norway. Sidoo kale […]

Continue Reading

Daawo: Golaha Midnimada & Badbaada Galmudug oo ku baaqay in la badbaadiyo Galmudug

Golaha Midnimada iyo Badbaada Galmudug oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskooda Magaalada Cadaado ayaa baaq u diray Dowladda Federaalka iyo Xildhibaanada Federaalka ee laga soo doorto Galmudug, iyagoo u baaqay in ay u istaagaan badbaadinta Galmudug, oo sida ay sheegeen Qar ka sii dhaceysa. Shirka Jaraa’id oo dhameystiran halkana ka daawo

Continue Reading

20 Qodob oo Cadeynaya inuu Fashilmay Xasan Cali Kheyre

Dadka  Soomaaliyeed  waxaa  soo  maray  Raysal  Wasaarayaal  badan  oo  aan   shaqo  wanaagsaneyn  ama  lagu  xantey  hawlo  badan  oo  ka  dhan  hoggaaminta   toosan,  balse  masoo  marin  taariikhda  Kheyre  oo  kale:     Qabyaaladda  Kheyre   Kheyre  waxuu  si  aan  qarsoodi  lahayn  ugu  dhaqaaqey  qabyaalad  inuu  reerkiisa   gacanta  u  galiyo  hawlaha  dalka  oo  dhan […]

Continue Reading

Sawirro: Taliyaha cusub ee ilaalada Madaxtooyada oo xilka la wareegay

Taliyaha cusub ee ururka 60aad Ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya Gashaanle Odowaa Yuusuf Raage iyo Abaadulaha ururka 60aad Ilaalada Madaxtooyada Laba xidigle Dayax Abdi cabdulle ayaa Maanta la wareegay Xilka ka dib markii dhawaan xilka laga qaaday Taliyihii ciidamada Madaxtooyadda Afcaddeeye. Hoggaanka cusub ee Ciidamada Madaxtooyadda ayaa ah dhalinyaro , waxaana uu taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Madaxweyne Farmaajo ay isla garteen in […]

Continue Reading

Wararkii ugu dambeeyey Magaalada Muqdisho.

Warka ka imaanaya Muqdisho, ayaa sheegaya in xalay kulamo ay dhex mareen madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdillaahi Farmaajo iyo guddiyo ay iska soo magacaabeen xubnaha muranka uu ka dhex jiro ee baarlamaanka Soomaaliya. Gudigii ka socday dhanka Jawaari ayaa  Madaxweynaha hordhigay laba qodob oo kala ah : 1- In Sanduuq cod bixin lagu kala baxo, lana […]

Continue Reading

Doorashada Kursigii uu ka geeriyooday Bootaan Ciise oo dhawaan ka dhici doonta Dhuusomareeb

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) ayaa sheegtay in la qaban doono Doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacabka oo laga soo doortay Galmudug. Guddoomiyaha ayaa sheegtay in 15-ka bishaan magaalada Dhuusamareeb ay ka dhici doonta Doorashada Kursigii uu ka geeriyooday Allaha U Naxariistee Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin, islamarkaana ay […]

Continue Reading

Ugaaska Beesha Ceyr oo guddi u saaray Beelo ku dagaalamay Xananbuure (Sawirro)

Kulan ay galabta iskugu yimaadeen odayaasha dhaqanka, dhaliyrada, culimada diinta, haweenka iyo siyaasiyiinta beesha Cayr ayaa galabta ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb Caasimadda Dowlad goboleedka Galmudug. Kulanka ayaa waxaa garwadeen ka ahaa Ugaaska Beesha Ceyre Habargidir Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Nuur  waxaa looga hadalayay sidii loo dhameyn lahaa colaada mudooyinkanba u dhaxeysay Jufooyin ka tirsan […]

Continue Reading