Akhriso: Wareegto lagu joojiyey dhul-bixinta Degmada Hobyo.

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa lagu joojiyey bixinta dhulalka banaan degmada Hobyo, Wareegtadan ayaa timid kadib markii buuq ka dhashay dhulal banaan oo ku yaala magaalo xeebeedka Hobyo.

Iibka dhulka degmada Hobyo ayaa sara u kacay, waxaana maalmihii lasoo dhaafay ku qulqulaya dad doonayey in ay dhulal ka iibsadaan halkaasi, arintaan ayaa loo sababeynayaa dhagax dhigga dekedda Hobyo.

hoos ka aqri wareegtada Madaxweyanah.