Reer Guuraa lagu laayey gobolka Hiiraan
Koox hubeysan ay xalay rasaas ku furay gaari ay saarnaayeen dad Shacab ah oo maraayay degaanka Teedan degmada Maxaas gobolka Hiiraan. Ugu yaraan 6 ruux oo Afar ka mid ah ay yihiin Carruur ayaa la xaqiijiyay in ay dhinteen, waxaana sidoo kale jira 6 qof oo dhaawacyo soo gaareen Shacabkii Saarnaa gaariga la rasaaseeyay oo […]
Continue Reading