Puntland oo Qaadacday guddiga Arimaha Xajka DFS
Cawil Sheikh Xaamud Maxamed Wasiirka Caddaalada, arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta maamulka Puntland, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe, ayaa ka soo horjeestay guddi qaabilsan, kala saarista shirkadaha u tartamaya fulinta adeegyada xajka ee sannadkan, oo ay dhowaan magacowday wasaaradda Awqaafta iyo Arrrimaha Diinta ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Wasiir Xaamud ayaa sheegay in Puntland […]
Continue Reading