MD Farmaajo oo Safar aan la shaacin ku tagay Addis Ababa (Sawirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saakay gaaray Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya,iyadoo halkaasi si weyn loogu soo dhaweeyay. Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Itoobiya kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha dalkaasi Abiy Axmed iyo xubno kale ka tirsan dowladda Itoobiya. Sidoo kale Madaxweynaha iyo Ra’iisul […]
Continue Reading