Kheyre Garasho maleh ee Garaacasho buu leeyahay.

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa muddo laba todobaad ka badan waxa uu ku sugan yahay gobolada Dhexe, isagoo booqday magaalooyin kala duwan. Rw Kheyre ayaa balanqaadyo taageero dhaqaale ka sameeyey Magaalooyinka Cadaado, Dhuusamareeb iyo laba dhinac ee Gaalkacyo. Kheyre oo 10 bishan booqday waqooyiga Gaalkacyo ayaa halkaas uga dhawaaqay inuu dhisayo garoonka ciyaaraha Cawaale, […]

Continue Reading

Guddoonka labada Aqal Barlamaanka JFS oo Heshiis gaaray

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa caawa kulan socday mudo laba saac ku dhow ku yeeshay Magaaladda Muqdisho. Kulanka oo ay goob joog ahaayeen guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha Shacabka Mudane Cabdiwali Sheekh Ibraahim ‘’Muudey’’ […]

Continue Reading

Wararkii ugu dambeeyey Xaaladda Siyaasadeed Galmudug.

Qodobada ugu doorka roon Wararkii ugu dambeeyey Xaaladda Siyaasadeed Galmudug. Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maalmahaan ku sugnaa Magaalada Gaalkacyo, ayaa maanta safar cirka ah dib ugu laabanaya Magaalada Dhuusamareeb, kheyre ayaa hadda kulan la leh Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Sacad oo la filayo in ay u gudbiyaan aragtidooda dhismaha Galmudug loo dhan yahay. […]

Continue Reading

Daawo: Puntland oo Fowdo ku tilmaantay Booqashada Kheyre Waqooyiga Galkacyo

Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo ka hadlayay Shirjaraa’id oo ku qabta Waqooyiga Gaalkacyo ayaa Sheegay in Isimadii iyo Hab maamuuskii ay u diyaariyeen uu ka diiday Ra’iisul wasaare Kheyre, islamarkaana uu Sheegay inuu doonayo Dhalinyaro U soo banaanbaxda Taasna aysan Aheyn wax laga filayay Reysul wasaare Soomaaliyeed siduu sheegay Wasiirku. Dhinaca kale […]

Continue Reading

RW Khayre Oo Dhagax Dhigay Hoyga Nabadda #Gaalkacyo (Video)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta dhagax dhigay Hoyga Nabadadda magaalada Gaalkacyo. Ra’iisul Wasaaraha oo dhismaha hoyga nabadda ku tilmaamay sharaf u soo hoyatay Mudug iyo dadka Soomaaliyeed oo dhan ayaa ku ammaanay maamullada labada dhinac ee magaalada Gaalkacyo iyo gobalka Mudug dadaalkooda ku aaddan nabadaynta waxa uuna kula […]

Continue Reading

Muqdisho: Shirka Horumarinta Iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya (Video)

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay shirka horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya (SDRF) oo lagu qabtay Muqdisho ee caasimadda dalka. Shirka oo ay ka qayb galeen beesha caalamka iyo deeq bixiyaasha ayaa lagaga hadlay barnaamijyada horumarinta dalka. Kulanka ayaa warbixin looga dhagaystay maamulka gobalka Banaadir, dowlad gobaleedyada […]

Continue Reading

Sarkaal Al-Shabaab ah oo isu soo dhiibay Dowladda Soomaaliya

Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa degaanka Baar-sanguuni ee Gobolka Jubbada hoose waxa ay ku soo Bandhigeen Xuseen Xasan Cambeer, oo horay ugu tirsanaa ururka Al-shabaab. Sidoo kale ninkaan isa soo dhiibay ayaa Alshabaab u qaabbilsanaa abaabulka waxa ay Alshabaab ugu yeeraan kooxda jugta culus. Abaanduulaha guutadda 11-aad Qeybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed […]

Continue Reading