Qaraxyo ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya Qaraxyo Goordhow ka dhacay Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir,kuwaasi oo ahaa Miinooyinka nooca dhulka lagu aaso ah. Dad goobjoogayaal ah ayaa u sheegay in Jugta qaraxyda siweyn looga maqlay Xaafado ka tirsan degmdaas iyo goobo kale. Sidoo kale waxaa lagu waramayaa inuu qaraxyada ay ka dhasheen Khasaaro kala […]
Continue Reading