Deg deg:Diyaarad sida Shariif Sakiin iyo C/kariim Guuleed oo kismaayo ka dagtay

Diyaarad sida Madaxweynayaashii hore ee Galmudug iyo Koofur Galbeed C/kariin Xuseen Guuleed iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa goor dhow ka degtay magaalada Kismaayo, iyadoo toos uga timid magaalada Nairobi. Wafdigan ay hoggaaminayaan Madaxweynayaashii hore ee Galmudug iyo Koofur Galbeed ayaa waxaa qeyb ka illaa sodomeeyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka  dowladda Federaalka ah, waxaana garoonka […]

Continue Reading

Caleema saarka Axmed Madoobe oo dhawaan la qabanayo

Caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland ayaa la filayaa in todobaadkan gudihiisa ay dhacdo, kaddib markii ay dib u dhacday 23-kii bishii hore, sababo la xiriira dowladda Federaalka Soomaaliya oo xayiraado ku soo rogtay diyaaradaha aada Kismaayo. Ilo wareedyo kala duwan ayaa sheegaya in Caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe la filayo inay dhacdo 9-ka bishan October […]

Continue Reading

Dagaal u dhexeeya ciidamada Dowlada iyo shabaab oo ka dhacay Halgan

Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Milateriga Soomaaliya iyo Al-Shabaab uu ka dhacay deegaanka Halgan oo u dhaxeeya magaalooyinka Buulo Burte iyo Beledweyne.   Sida wararku sheegayaan dagaalka ayaa la isu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, iyadoo labada dhinac ay madaafiic isu adeegsadeen. Dagaalka ayaa ka dambeeyay markii Al-Shabaab […]

Continue Reading

ICJ oo u yeertay wakiilada dowladaha Soomaaliya iyo Kenya si go’aan kama dambays ah looga gaaro dacwada badda

Maxkamadda caalamiga ah ee Cadaaladda Adduunka ICJ ayaa la filayaa in go’aan kama dambeys ah ka gaarto dhageysiga dacwada Badda ee Soomaaliya iyo Kenya, kaddib markii ay soo korodhay dalab cusub oo Kenya ku dooneyso in dhageysiga Maxkamadda dib loogu dhigo illaa September sanadka 2020. Sida wararku sheegayaan Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed […]

Continue Reading

Mareykanka oo dib u furay safaaradiisii Muqdisho

Bayaan kasoo baxay howl-galka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in maanta si rasmi ah dib loogu aas-aasay safaaraddii Mareykanka uu ku lahaa Muqdisho. Safaaradda ayaa la xiray 5-tii bishii Janaayo ee 1991-kii, markii ay burburtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya, balse Mareykanka ayaa bishii December ee sanadkii hore dib u aas-aasay howl-galkiisa diblomaasiyeed ee Soomaaliya. […]

Continue Reading

Wakiilka xoghayaha Qaramada midoobey oo ku baaqay in wada hadal lagu dhameeyo khilaafka Dowlada iyo Jubaland

Wakiilka Xoghayaha gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Ambassador James Swan oo khudbad ka jeediyay maanta Shirka Caalamiga ee Madasha Iskaashiga Soomaaliya ayaa ku baaqay in wadahadal lagu dhameeyo khilaafka ka dhexeeya Dowlada Federalka iyo Maamul Goboleedka Jubbaland. James Swan ayaa ka sheegay shirka caalamiga in ay muhiim tahay in xal loo […]

Continue Reading

RW Khayre oo la kulmay wafdi kasocday dowlada Kenya

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya safar lama filaan ah oo shalay magaalada Muqdisho ay ku yimaadeen wafdi ka socday Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya, kuwaasoo xalay ku hoyday Muqdisho. Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminayay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibada Kenya Ababu Namwamba, waxaa wehliyay Agaasimaha Nabadda iyo Amniga ee Wasaaradda John Kilonzi, iyagoo qeyb ka ahaa […]

Continue Reading

Madaxwayne Xaaf oo kasoo muuuqday xiritaanka madasha iskaashiga Soomaaliya

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa si lama filaan ah uga soo muuqday shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee maalintii labaad galay, iyadoo uu furitaankii shirka ee shalay uu ka maqnaa. Sida wararku sheegayaan dadaalo iyo wada hadalo qaatay saacado badan oo ay wadeen Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka ayaa waxay ku guuleysteen inay Xaaf […]

Continue Reading