Diyaarad sida Ciidamo horleh oo katirsan Booliska gaarka ah oo Dhuusamareeb ka dagtay
Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamo hor leh oo ka tirsan Booliska gaarka u tababaran ee loo yaqaano Haramacad waxay saaka geysay magaalada Dhuusamareeb, kuwaasoo diyaarado looga qaaday Muqdisho. Sida wararku sheegayaan ciidamadan ayaa ku biiraya ciidamadii horay u joogay magaaladaas ee isugu jiray Booliska gaarka u tababaran ee Haramcad iyo Ciidanka DANAB ee ka tirsan […]
Continue Reading