Bur burkii kadib Soomaaliya oo dhawaan bixinaysa shatigii Shidaal ee ugu horeeyay

Dowladda Soomaaliya ayaa bisha soo socota ee December ee dhamaadka sanadkan ku dhawaaqi doonta bixinta shatigii u horeeyay ee shidaalka Soomaaliya ee laga sahmiyay Xeebaha dalka. Wasiirka Batroolka iyo Macdanta dowladda Soomaaliya C/rashiid Maxamed Axmed ayaa u sheegay wakaalada wararka ee Reuters in Soomaaliya ay dooneyso inays oo jiidato shirkadaha maalgashiga ee caalamka Isagoo ka […]

Continue Reading

Dowlada federaalka oo ka digaysa Fatahaado horleh oo dalka ka dhaca

Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin waxaa ay kasoo saartay inay ka dhici karaan fatahaado iyo daadad deegaano ka tirsan Koonfurta Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda ayaa waxaa lagu sheegay in Saadaasha Roobka ee labada Maalin ee soo socota ay macquul tahay inay da’aan roobab xoogantaasi oo keeni karta daadad […]

Continue Reading

Xukun lagu riday 9aal ruux oo haweenay kamid tahay

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Talaado ah waxaa ay xukuno kala duwan ku riday 9 eedeysane oo haweeney ka mid tahay,kuwaas oo lagu eedeeyey inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab. Axmed Cabduqaadir Axmed Xuseen (Khadiira), Farxaan Faarax Maxamuud Fiidow (Fiildher), Cabdiraxmaan Nuur Maxamed Jimcaale (Maanka), Saafi Ciise Aweys Arwaax, Yaasiin Maxamed Axmed […]

Continue Reading

Wiil uu dhalay Eng Yariisow oo loo magacaabay xoghayaha 1aad ergada soomaaliya ee QM

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa u magacaabay wiil uu dhalay Duqii hore ee Muqdisho Eng. Yariisow Xilka Xoghayaha 1aad ee Ergada Soomaalida u fadhisa Qaramada Midoobey ee New York.   Maxamed C/raxmaan Yariisow ayaa ka mid noqonaya Ergada Soomaaliya ku matali doonta Qaramada Midoobey, isagoo la shaqeyn doona Safiirka Soomaaliya u fadhiya […]

Continue Reading

Axmed Madoobe oo shir gudoomiyay kulanka golaha Amniga heer dowlad goboleed

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka bilaha ah ee golaha amniga heer Dowlad Goboleed kaasoo bishiiba mar la qabto. Kulankan waxaa ka qaybgalay Madaxweyne kuxigeenka 1aad Maxamuud Sayid Aadan iyo xubnaha golaha Xukuumada ee golaha amniga katirsan Sarakiisha Ciidamada kala duwan ee Jubbaland Ciidamada Xooga dalka iyo […]

Continue Reading

Gudoomiyaha Golaha shacabka oo lakulmay safiirka UK

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta oo Isniin ah waxaa uu xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mr. Ben Fender Obe. Guddoomiyaha iyo Safiirka ayaa waxay kawada hadleen xoojinta xiriirka labada dal,iyada oo Safiirkana uu Guddoomiyaha warbixin ka siiyay howlaha baaxadda leh ee ay Soomaaliya […]

Continue Reading

Daacishta Soomaaliya oo adeecay Amiirka cusub ee kooxda Daacish

Kooxda Daacish faraceeda Soomaaliya ayaa war murtiyeed ka soo saaray geeridii Hoggaamiyihii Kooxdaas Abuubakar Al-Baqdaadi, kaasoo bishii la soo dhaafay lagu dilay weerar uu Mareykanka ku qaaday goob uu ku sugnaa oo ku taala waqooyiga Suuriya. War mrutiyeedka ka soo baxay Kooxda Daacish-ta Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay u hoggaansamayaan awaamiirta hoggaamiyaha cusub ee Kooxda […]

Continue Reading

Shir looga hadlayo arimaha Soomaaliya oo maalinkii 2aad kasocda Qatar

Waxaa Maalintii labaad ka socda Magalada Doxa ee dalka Qatar Shirka Kooxda isku-xirka Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka ee heerka Wasiiro Arrimo dibadeed,kaas oo shalay ka furmay halkaas loogana hadlayo Arrimaha dalka Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka dalka Qatar ahna Wasiirka Arrimaha dibadda dalkaas Maxamed C/raxmaan Al-Thani  ayaa shirka ka sheegay in raja weyn laga qabo […]

Continue Reading