Askari dilay Xaaskiisii hore oo dil lagu xukumay

Xidigle NISA  Maxamed Cabdiraxmaan Cali ayaa loo heystaa dilka Marxuumad Sacdiyo Khaliif Faarax oo aheyd Xaaskiisii hore, dilkaas oo ka dhacay degmada Yaaqshiid taariikhdu markey aheyd 19-12 sanadkii tegay. Xidigle NISA  Maxamed Cabdiraxmaan Cali iyo Marxuumad Sacdiyo Khaliif Faarax   ayaa  horey u ahaa qoys, balse mar dambe ayay kala tageen, wixii xilligaas ka dambeeyay ayay […]

Continue Reading

Halgamaa Muuro; Halyey Qaran oo naga baxay

Innaa Lillaahi Wa’inaa Ilaah Rajicuun Geeridu waa xaq. Waxaa Umadda Soomaaliyeed  ka baxay dhawaanna ku geeriyooday magaalada Nayroobi, Halgamaa ka mid ahaa horseedkii S.Y.l Maxamud Yusuf Aden “Muuro” wuxuuna ka mid ahaa hogaamiyayaashii Leegada ee kor u hayay Shucladdii Gobanimadoonka. Taariikhda sida wayn loogu xasuusto waxaa ka mid ah, wuxuu ahaa halyay Naftiisa u hibeeyay […]

Continue Reading

A Ghanaian undercover journalist Ahmed Hussein who investigated corruption in football shot dead

A Ghanaian undercover journalist has been shot dead while driving home, after a politician called for retribution against him. Unidentified men on motorbikes shot Ahmed Hussein-Suale three times in the capital Accra, local media reports say. He was a member of Tiger Eye Private Investigations and had investigated corruption in Ghana’s football leagues. The undercover […]

Continue Reading

Denmark oo Joojisay Iibintii Hubka ee Dalka Imaaraatka

Denmark ayaa joojisay hubkii ay ka iibin jirtay dalka imaaraatka Carabta, iyadoo ku eedeysay in imaaraatku uu dhibaato bini aadanimo ka sameeyey dalka Yemen. Warbaahinta Dalka Denmarka ayaa warkaan sheegtay khamiista maanta ah, Wasiirka Arimaha Dibadda Denmark Anders Samuelsen oo la hadlay Barlamaanka dalkaasi ayaa sheegay inuu ku wargaliyey Hay’adda Guud ee Amniga dalkaasi in […]

Continue Reading

Qatar oo Gaadiid Ciidan siisay Soomaaliya (Sawirro)

Dowladda Qatar ayaa dowladda Soomaaliya ku wareejisay 68 ka mid ah gaadiidka gaashaan oo loogu tala galay in ay adeegsaddaan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed xilliyadda ay ku jiraan dagaalladda. Munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa gaadiidkaan waxaa lagu wareejiyay taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Indhoqorshe, waxaana sidoo kale goobta ku sugnaa Wasiirka Difaaca Soomaaliya. Mas’uuliyiin […]

Continue Reading

Maxakamadda Ciidamada Dil ku xukuntay Askari

Dable Xoogga Dalka Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim  ayaa loo heystaa dilka  Marxuum  Ex, Alifle Boliis Salaad Xasan Maxamed dilkaas oo ka dhacay Ex, Kontorool Afgooye 06-bishii 10-aad 2018. Dable Xoogga Dalka Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim   ayaa si jees-jees ah u dilay AUN Ex, Alifle Boliis  Salaad Xasan Maxamed, waxa ayna dad goob joogayaal ah sheegeen in marxuumka […]

Continue Reading

Al-Shabaab says Trump’s stance on Jerusalem motivated Nairobi attack

The Somalia-based terrorist group, Al-Shabaab, have disclosed the motive behind a terrorist attack on an upscale area of the Kenyan capital, Nairobi, on Tuesday. According to the group, United States president Donald Trump’s decision to recognize Jerusalem as the capital of Israel was their main motivation. Reuters quoted a statement released by the group as […]

Continue Reading