Dhaqtar Ajnabi oo Muqdisho ku Geeriyooday
Waxaa Magalada Muqdiso ku geeriyooday Dr. Muhanad Cali Axmed oo oo dhalashadiisu tahay dalka Siiriya,kaas oo dhawaan uu dhaawac culus kasoo gaaray qarax loogu xiray gaari uu saarnaa degmada Hodan ee Gobolkan Banaadir. Qaraxa uu dhaawaca kasoo gaaray Dr. Muhanad Cali Axmed ayaa dhacay 21-kii bishan,waxaana uu ka mid ahaa dhaqaatiirta Ajaanibta ah ee ka […]
Continue Reading