FGS Welcomes Close Cooperation with Somaliland Administration

The Federal Government of Somalia lauds the move by President Musa Bihi to engage in close cooperation with the Federal Government. The FGS considers this move a progressive step in the right direction and applauds President Bihi ‘s commitment in this regard. The FGS pledges to ensure this cooperation yields tangible results. At the same […]

Continue Reading

Villa Somalia oo war kasoo saartay Safarka Muuse Biixi ee Itoobiya

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa War ay soo saartay ku bogaadineysaa sida Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu u aqbalay in Maamulkiisa iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay wada shaqeyn dhow yeeshaan. Warka Madaxtooyada Somalia baahisay ayaa lagu yiri: “Dowladdu waxay u aragtaa in tallaabo wanaagsan hore loo qaaday, waxayna xoojineynaa aqbalaadda Madaxweyne Muuse, iyada oo diyaar […]

Continue Reading

Aamusnaanta Kenya ee khilaafka diblomaasiyadeed maxay ka dhigan tahay?

Waxaa haddaba la isweydiinayaa sababta dowladda Kenya ay u aamusan tahay mar haddii jawaabtii ay ka fileysay Soomaaliya ay heshay. Dadka qaar waxay qabaan fikir ah in Kenya ay aad uga baraan dageyso tallaaba walba oo ay qaadeyso, maadaama warqaddii ay u qoreen Soomaaliya laga dheehan karay luuqad adag, halka dadka qaarna ay qabaan fikir […]

Continue Reading

Al-Shabaab oo xalay weeraray fariisin ay leeyihiin Ciidamada Dowladda

Waxaa faah faahin dheeraad ah ay kasoo baxayaan weerar xalay Al-Shabaab ay ku qaadeen koontorool Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya ku leeyihiin degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Dad ku sugan Balcad ayaa waxa ay Idaacadda sheegeen in Shabaab ay weerar kusoo qaadeen koontorool  ay Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ku leeyihiin […]

Continue Reading

Madaxwayne Waare oo Shaaciyay Caqabadaha haysta Maamulkiisa

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa markale shaaciyey caqabadaha heysta Maamulkiisa oo dib u dhigay Shaqooyinkii looga baahnaa. Waare ayaa sheegay in Maamulka Hir-Shabeelle caqabada koobaad ay heysata ay tahay dhinaca amniga,isla markaana deegaano badan oo ka tirsan Maamulkaas ay ka dhacaan falal lidi ku ah dhinaca amniga. Waxa uu sheegay Madaxweyne Waare […]

Continue Reading

Howlgallo xoogan oo ka bilaawday Gobolka Bakool

Saraakiisha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya qeybtooda GobolkaBakool ayaa waxa ay sheegeen in howlgal ay siwadajir ah u sameeyeen ciidamada dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed ay ku dileen Sarkaal ka tirsan Ururka Al-Shabaab. Howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ayaa intiisa badan waxaa laga sameeyay deegaano hoostaga degmada Xudur halkaas oo ay ku sugan yihiin Xubno ka […]

Continue Reading

Madaxwayne farmaajo oo Itoobiya kula kulmaya Muusa Biixi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lafilayaa in Maalmaha soo socda ay wada kulmaan Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi. Madaxweyne Farmaajo oo booqasho ku joogay dalka Burundi ayaa haatan ku sugan dalka Jabuuti,waxaana sida aan wararka ku helnay la qorsheynayaa in uu tago Magalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya halkaas oo ay ku […]

Continue Reading

Somaliland oo ka hadashay xiisadda siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Kenya

Xukuumadda Somaliland ayaa si kooban uga hadashay khilaafka diblomaasiyadeed ee soo kala dhex galay dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), oo wax laga weydiiyay sida ay ka dawlad ahaan u arkaan khilaafkaas diblomaasiyadeed ee Kenya iyo Soomaaliya oo sababay inay Kenya u yeedhato safiirkeedii joogay Muqdisho, dalkeedana ka saarto […]

Continue Reading

Maxay ka wada hadli doonaan Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay gaaray dalka Jabuuti soona geba-gabeeyay booqashadii uu ku tegay dalka Burundi ayaa la filayaa in Maanta oo Arbaco ah uu la kulmo dhigiisa dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Arrimaha diiradda lagu saarayo kulanka labada Madaxweyne ayaa waxaa kamid ah xoojinta xiriirka walaaltinimo, xaaladda guud ee gobolka […]

Continue Reading