SAWIRRO: Wasiirka Arrimaha Gudaha oo shir ka furay Magalada Muqdisho
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya MD Cabdi Maxamed Sabriye ayaa furay Shirka Wadajir ee Hannaanka Qaran ee Dowladdaha Hoose oo ay ka Qeyb galayaan Wasiirada Arimaha Gudaha iyo dib u heshiista Dowlad goboleedyada iyo Maamulka gobolka Banaadir. Shirka ayaa waxaa diirada lagu saarayaa sidii dadweynaha loo gaarsiin lahaa adeegyada muhiimka u […]
Continue Reading