Maamulka G.Banaadir oo sheegay in isbadal dhinaca amaanka ah muqdisho laga dareemayo

Guddoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Maxamed C/llaahi Tuulax ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga Caasimadda oo u dhaxeeyay Maamulka Gobolka iyo Laamaha Amniga degmooyinka oo ay ka soo qeyb galeen Guddoomiye kuxigeenada Amniga degmooyinka. Kulankan ayaa lagu soo bandhigay warbixin amni oo ka hadleysay is bedelada ka jira magaalada Muqdisho iyo hoos […]

Continue Reading

Xildhibaanada oo maanta dood kulul ka leh Sharciga Doorashooyinka Heer Federaal

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta dood ka leh sharciga doorashooyinka heer Federaal, kaasoo todobaadkii hore loo qeybiyay Xildhibaanada. Sharcigan oo bishii May ee sanadkan ay ansixiyeen Xukuumadda, isla markaana loo soo gudbiyay Baarlamaanka ayaa loo saaray Guddi Xildhibaano ah oo ka kooban 15 xubnood, si ay wax ka bedel […]

Continue Reading

Gogol dhig kooban “Maqaalkii Kabtan jilacsan kooxdiisu guul ma gaarto asaguna kaalin ma hantiyo”.

Gogol dhig kooban “Maqaalkii Kabtan jilacsan kooxdiisu guul ma gaarto asaguna kaalin ma hantiyo” Sidii aan qormadeydii hore ku ballan qaaday waxaan si taxane ah u lafa guri doonaa dulucda sheekada ciwaankeedu yahay “Kabtan Jilacsan kooxdiisu guul ma gaarto asaguna kaalin ma hantiyo” laakiin inta aanan bilaabin qeybta koowaad ee taxanaha sheekada waxaan idiin soo […]

Continue Reading

Dowlada Soomaaliya oo digniin kasoo saartay roobab dabaylo wata oo dalka kusoo wajahan

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay digniin ka soo saartay is bedellada Cimilada, gaar ahaan fatahaadaha iyo duufaano la saadaalinayo inay ku soo wajahan yihiin deegaano ka mid ah Soomaaliya. War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta ayaa lagu sheegay in roobabka weli ka da’aya gobolada ay suura gal ka dhigi karaan fatahaado hor leh, waxaana […]

Continue Reading

Banaan bax rabshado wata oo ka dhacay Buulo Burte iyo xiisad ka taagan maamul loo magacaabay

Wararka ka imaanaya degmada Buulo Burte ayaa sheegaya in bannaan bax rabshado wata uu saaka ka dhacay degmadaas, kaddib markii dadka deegaanka ay ka soo hor-jeesteen maamul cusub oo dhowaan Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Hirshabeelle u magacaabay Buulo Burte. Dadka deegaanka ayaa bannaan bax ka dhigay bartamaha magaalada, iyagoo dhagxaan iyo taayaro ku gubay, waxaana […]

Continue Reading

Mareykanka oo mallaayiin dollar dul dhigay madaxa Muwaadin Mareykan ka tirsan Al-Shabaab

Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in $5 Million oo doollar ay siineyso cidii soo sheegta xog horseedi karta in la soo qabto Jehad Serwan Mostafa oo ah Muwaadin u dhashay Mareykanka oo asalkiisa yahay Kurdi Suuriyaan ah, kaasoo ka barbar dagaalama Al-Shabaab. FBI-da Mareykanka ayaa sheegtay in Jehad Serwan uu Al-Shabaab ku biiray sanadkii 2006-dii, waxaa […]

Continue Reading

Xil. C/Xakiin oo Himilo Qaran ku Eedeyey Hurinta Colaadda Galmudug

Xildhibaan Cabdixakiin Maalin oo ka jawaabayey xilka qaadistii ay ku sameeyeen xisbiga Himilo Qaran ayaa Qoraalkan ku daabacay bartiisa Facebookga. “Waxaan soo dhaweynayaa aqblaadda uu Xisbiga Himilo Qaran ee aan ka tirsanaa ku oggolaaday inaan isaga tago xubinnimada xisbiga, maadaama aan isku ku aragti ka noqon waynay arrima masiiri ah oo aan xallin weynay. Xubnaha […]

Continue Reading

Soomaaliya iyo Sweden oo kala saxiixday heshiis wax wadaag ah

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa ku saxiixay Muqdisho xalay fiidkii oo Axad ahayd heshiis is-afgarad Akadeemiyadda loo yaqaan Folke Bernadotte Academy (FBA) iyadoo ay goob-joog ka ahaayeen Safiirka Sweden ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Staffan Tillander, diblomaasiyiin Soomaali iyo Sweden. Agaasimaha guud ee FBA Mudane Sven-Eric Söder ayaa saxiixay […]

Continue Reading