Senator Abshir Bukhari oo iska casilay xilka Gudoomiyaha Goobjooj
Senator Abshir Axmed Maxamed(Bukhaari) ayaa war Saxaadafeed uu soo saaray December 31, 2016-ka ku sheegay in uu iska casilay xilka madaxa ugu sareeya ee Goobjoog Media Group isagoo kaalintiisa ku soo koobey ka mid ahaanshiyaha Board-keeda si tallooyin uga dhiibto markii loo baahdo. Mr. Bukhaari, waxaa uu sidoo kale, waraqadda iscasilaadda ku sheegey in uu […]
Continue Reading