Sawirro: Prof Shirwac oo la gudoonsiiyey Shahaadadii Musharaxnimada

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Musharax Cabdulqaadir Maxamed Shirwac oo u sharaxan xilka Madaxweynaha Galmudug ayaa la gudoonsiiyey shahaadada Musharaxnimada.

Shahaadadan waxaa gudoonsiiyey guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug, Prof Shirwac ayaa noqonaya musharixii ugu horeeyey ee la gudoonsiiyo Shahaadada.

Shahadaadan ayaa cadeynaysa in musharaxu soo buuxiyey dhammaan shuruudihii laga rabay Mushaxa.

FB_IMG_1493390123667-1 FB_IMG_1493390120120-1 FB_IMG_1493390120120 FB_IMG_1493390131602-1