Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa warmurtiyeed kasoo saartay wadahadalkii magaalada Muqdisho uga socday Dowlad goboleedka Galmudug iyo Ahlu sunno.
Warmurtiyeedkaan oo ka kooban 9 qodob ayaa waxaa ku sixiixnaa wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa.
Hoos ka akhriso warmurtiyeedka.