Paco Alcacer Oo Ku Kalsoon In Uu Heli Doono Gool Dhalintiisa

Ciyaaraha

download

Weeraryahanka Barcelona Paco Alcacer ayaa sheegtay in uu heli doono foomkiisa gooldhalinta naadiga Barcelona.

23-sano jirkaan ayaa ku biiray kooxda reer Catalan isagoo kasoo dhaqaaqayValencia lacag lagu sheegay £ 25m, laakiin waxa uu ku guuldareystay inuu shabaqa soo taabtay afartii kulan ee ugu horeysay.

Iyadoo ay jirto halista weerar ee kaga imaanaysa Luis Suarez, Lionel Messi iyo Neymar, Alcacer ayaa aaminsan in ay adag tahay helitaankiisa booska koowaad ee kooxda.

 

Alcacer ayaa dhaliyay 15 gool tartamada oo dhan xilli ciyaareedkii hore.

Tagged

Comments are closed.