Akhriso: Madaxweynaha Galmudug oo wareegto kasoo saaray Howlaha Doorashada

Uncategorized Wararka Galmudug Wararka Maanta

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa wareegto kasoo saaray hakinta howlaha dowlada inta lagu guda jiro doorashada.

Wareegtadan ayaa kusoo aaday xili magaalada Cadaado ay marti galinayso doorashada xildhibaanada Galmudug u matalaya aqalada Hoose iyo Sare ee Baarlamaanka Federaalka.
bbb-001

Comments are closed.