Gabadha Galmudug oo ka badiyey kuwa Puntland (Sawirro)

Ciyaaraha Wararka Galmudug Wararka Maanta

Kooxda Gabdhaha kubadda Koleyga Galmudug ayaa 44 dhibcood uga adkaaday dhigooda Puntland oo keenay 20 dhibcood ciyaarta koobka Gabdhaha kubadda koleyga ee ka socda magaalada Garoowe.

Ciyaarta oo goordhow soo dhamaatay ayey gabdhaha Galmudug ugu soo baxeen Semifinalka ciyaarta, waxaana kooxda Galmudug diyaargarow fiican.

Kooxda Gabdhaha Galmudug ayaa keenay dhibcihii ugu sareyga ciyaaraha oo ah 44 dhibcood, waxaana kaalintaan horey u haysatay kooxda Hirshabeelle oo shalay keentay 43 dhibcood.

fb_img_1482588084297 fb_img_1482588077560 fb_img_1482588073538 fb_img_1482588067767 fb_img_1482588046555 fb_img_1482588039231 fb_img_1482588039231 fb_img_1482588021260 fb_img_1482587965093

Comments are closed.