Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Oo Iclaamiyey Shirka 3aad

Wararka Maanta

Gudoomiyaha Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada dalka Mudane Cabdi Wali Cali Gaas  ayaa shaaciyey in Bisha 3 September ay kulan deg deg ah isugu imaan doonaan kaas oo lagu qabanayo Magalada Kismaayo ee Xarunta kumeelgaarka ah ee dowlad goboleedka Jubbaland.

War qoraal ah oo ay goluhu soo saareen kuna saxiixnaa Guddoomiyaha Golaha Iskaashaiga Dowlad Goboleedyada Cabduweli Maxamed Cali Gaas ahna Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa lagu marti qaaday in ay ka qeyb galaan Madaxda Afarta kale ee dowlad goboleed sida,HirShabeelle, Koonfur Galbeed, Jubbaland iyo Galmudug.

Shirkaas ayaa looga tashan doono Aayaha Dowlad Goboleedyada iyo midka Qaranka,isla markaana ay soo diyaarin doonaan Xogheynta Golaha. Dowlad goboleedyada