Fahad Yaasiin oo la sheegay inuu Xiriir la leeyahay Alshabaab

Wararka Maanta

Taliye ku xigeenkii hore NISA S/Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed ayaa 2/09/2018 dacwad u gudbiyey xeer ilaalinta ciidamada Qalabka Sida, dacwadan ayaa lid ku ah Fahad Axmed Daahir (Fahad Yaasiin) oo hadda ah Taliye ku xigeenka NISA , Gen. Cabdalla ayaa sheegay inuu hayo cadeymo in Fahad Yasiin xiriir la leeyahay ururka Alshabaab.

halkaan ka aqriso warqadda Dacwada.